Tuesday, April 2, 2024

RW Xamse "Waqti uma hayno is qabqabsi mudo 40 sano ku dhaw ayaan isku haysanay looma dhamo iyo ana ka maqna"

 Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markale si faahfaahsan uga hadlay ansixinta afarta cutub ee ka midka ah Dastuurka oo Sabtigii ay meel mariyeen labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Raysal wasaaraha ayaa sheegay in qabyotirka Dastuurka...
Share:

Monday, April 1, 2024

Madaxweyne JFS oo saxiixay nuqulka rasmiga cutubyada Dastuurka ee uu meelmariyay Baarlamaanka JFS

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay saxiixay nuqulka wax ka beddelka dastuurka ee Sabtidii ay meel-mariyeen labada aqal ee baarlamaanka, kaasi oo ay ka dhalatay dood xooggan. Munaasabadda saxiixa nuqulka rasmiga ah ee wax ka beddelka cutubyada 1-aad, 2-aad,...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog