Monday, June 26, 2023

MD Xasan Sheekh oo Xalay ka qeyb galay Xuska Munaasabadda 26-ka June

 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee dalka ayaa xusay qiimaha taariikhiga...
Share:

Sunday, June 25, 2023

MD JFS “Dowladda toban kun oo macallimiin ah ayay ku biirin doontaa nidaamka waxbarasho ee dalka”

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee dhanka Waxbarashada ay tahay mid ahmiyad weyn ugu fadhiso, isla markaana dowladdu ay 10,000 oo macalimiin ah ku biirin doonto nidaamka Waxbarasho ee dalkeenna. Madaxweynaha...
Share:

Saturday, June 24, 2023

Shakhbout bin Nahyan oo ugu baaqay beesha caalamka inay sare u qaaddo heerka wax ka qabashada xaaladaha bini'aadantinimo iyo isbedelka cimilada ee Soomaaliya.

 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Sheekh Shakhbout bin Nahyan bin Mubarak Al Nahyan, ayaa shaley shir guddoomiyay shirka golaha ammaanka ee looga hadlayay xaaladda Soomaaliya, isagoo ka codsaday beesha caalamka inay sare u qaaddo heerka jawaab celinta. xaaladda bini'aadantinimo...
Share:

Friday, June 23, 2023

Xasan Sheekh oo ugu baaqay golaha ammaanka inay Soomaaliya ka qaadaan cunaqabateynta hubka ee saaran

 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa codsi u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC), isagoo ka codsaday inay dib u eegaan cunaqabataynta hubka ee saaran dalka tan iyo 1992-kii. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay xaaladda...
Share:

Thursday, June 22, 2023

MD Xasan Sheekh oo kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga Maraykanka.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin. Austin ayaa ku bogaadiyay  Madaxweynaha ...
Share:

Wednesday, June 21, 2023

MW: Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka degay Washington

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray ayaa caawa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, halkaas oo la sheegay inuu khudbad ka jeedin...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog