Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda
Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfurtay Istiraatiijiyadda Wasaaradda ee
shanta sano (2024-2028),
taasoo diiradda saareyso fursadaha iyo ka gudubka caqabadaha si loo gaaro
yoolalka horumarineed...
Sunday, January 7, 2024
Saturday, January 6, 2024
Madaxwayne xasan Oo Mar Kale Ku Celiyay In Dalkiisu Diidmo Cajiib Ah Ku Diidayo Heshiiskii Is Afgarad Ee Ay Kala Saxeexdeen Itoobiya Iyo Somaliland

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee
kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka
Soomaaliyeed.
Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo
ay joogaan in ay u midoobaan dhowrista...
Thursday, January 4, 2024
RW Xamsa oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka Islaamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane
Xamsa Cabdi Barre oo xarigga ka jaray Machadka Dacwadda iyo Daraasaadka
Islaamka, ayaa sheegay in machadkani looga fadhiyo in uu soo saaro aqoonyahan
diimeed oo bulshada ku haga jidka saxda ah ee...
Wednesday, January 3, 2024
Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdifitaax Al-siisi ayaa ku balamay inay adkeeyaan iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Masar,

Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi waxa uu taleefoon ka helay Madaxweynaha
Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Af-hayeenka rasmiga ah ee Madaxtooyada JSL, La-taliyaha Axmed Fahmy, ayaa
sheegay in baaqaasi lagaga hadlay xidhiidhka laba geesoodka ah ee u dhexeeya
labada dal...
Tuesday, January 2, 2024
Munaasabad lagu soo Bandhigayay wax-Qabadka Gobolka Banaadir oo xalay lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose
Waxaa xalay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir lagu qabtay Munaasabad lagu
soo Bandhigayay Wax-Qabadka Maamulka Gobolka Banaadir iyo ee sanadkii
2023-ka,oo ay ka qeeybgaleen
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Wasiirro,
Guddoonka sare ee...
Monday, January 1, 2024
Xulka Qaranka Kubada Kolayga Soomaaliya oo Ciyaaraya Afar Dhamaadka Tartanka 25aad ee Jaamacadda Carabta.
Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee wiilasha K/koleyga ayaa ka qayb galaya
tartanka ciyaaraha jaamacadda Carabta oo ay ku loolamayaan 9 dal oo
kala ah: Somalia, Egypt, Marocco, Libiya, Aljeriya,, Mauritania, Tunisia,
Kuwait, iyo UAE waxaana kooxda Soomaalida ay ciyaareen...