Safiirka aan caadiga ahayn ee Mareykanka... Waa Richard Reilly, oo uu
madaxweynaha Mareykanka Joe Wathiq u magacaabay wakiilka dalkiisa ee
Soomaaliya.Dowladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday in Richard Reilly uu u soo
magacaabayo safiirka cusub ee Soomaaliya, waxaana lagu wadaa...
Tuesday, November 7, 2023
Monday, November 6, 2023
Guddoomiyaha degmada Baardheere oo xaqiijiyey in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah
Guddoomiyaha degmada Baardheere oo sheegay in roob ka da’ay guud ahaan
gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah
Waxaa isa soo tarayo sameeynta ka dhalatay Roobka deyrta oo saacadihii la
soo dhaafay ka da’ayay degaanno badan oo ka tirsan gobolka Gado.
Roobabka...
Sunday, November 5, 2023
Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha ka dhashay daadadka iyo fatahaadaha

Xukuumadda Soomaaliya oo ku baaqay gurmado dag-dag ah
Raysal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed
Jaamac ayaa Maanta booqasho ku tagay xarunta dhexe ee hay'adda Maareynta iyo
Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA, waxaana ...
Friday, November 3, 2023
Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis cusub oo ku saabsan taageerada iyo dib-u-habeynta Maaliyadda
Hay’adda Lacagta Adduunku oo sheegtay in horumarka la taaban karo laga gaaray dib-u-habaynta maaliyadda
Hay'adda lacagta adduunka ee IMF iyo Dowladda federalka Soomaaliya,
ayaa is afgarad ka gaaray barnaamij cusub oo lagu sii xoojinayo hannaanka
Maaliyadda...
Thursday, November 2, 2023
R/W Xamsa oo ku booriyey culimada Soomaaliyeed in ay hoggaamiyaan dagaalka lagula jiro Khawaarijta
R/W Xamza oo si adag u booriyey culimada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane
Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booriyey culimada Soomaaliyeed in ay hoggaamiyaan
dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta oo ah mid lagu difaacayo...
Wednesday, November 1, 2023
Hay’adda SoDMA oo muqdisho ku qabatay shir looga hadlayo ka jawaabidda khatarta El Niño
Hay’adda Mareeynta masiibooyinka ayaa si dhow ula socda xaaladda El
Niño.
Hay’adda Mareeynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa muqdisho ku qabatay
shir looga hadalyo isku-duwidda hoowlaha ka jawaabidda khatarta El Niño.
Shirka oo ay iskugu yimaadeen inta badan...