
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomalaiya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa
gelinkii dambe ee shalay booqasho shaqo ku tagay Magaalada Asmara ee dalka
Eritrea.
Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa markii ay ka soo degeen garoonka
diyaaradaha ee magaalada Asmara waxaa si...