Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Abdullah
bin Zayed Al Nahyan ayaa magaalada caasimadda ah ee Athens kulan kula yeeshay
ra’iisul wasaaraha dalka Giriiga Kyriakos Mitsotakis.
Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Imaaraadka, shalay oo Isniin...
Thursday, April 6, 2023
Wednesday, April 5, 2023
Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Shacabka Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Baarlamaanka Yurub
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu
weheliyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan
Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa kulan la qaatay...
Tuesday, April 4, 2023
Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Jabuuti, Canada iyo Cuba
Taariikh cusub ayaa maanta laga qoray Villa Somalia, ayada oo Soomaaliya ay
si rasmi ah u hilmaamtay xusuusta dagaalkii 77, soona celisay xiriirka Cuba, oo
ahaa dalkii u hiiliyey itoobiya, ee horseeday in laga adkaado Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud...
Monday, April 3, 2023
Aadan Madoobe Oo Wadahadal Gaar Ah La Yeeshay Safiirka Imaaraatka Carabta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa maanta
ku qaabilay danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed Jumah
Alromaith.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Danjire...
Sunday, April 2, 2023
RW - Ku Xigeenka Soomaaliya Oo La Kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed
Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga
Imaaraadka Carabta Ahmed Jumah Alromaith.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta
xiriirka iyo...
Saturday, April 1, 2023
Barcelona ayaa qorsheyneysa inay Messi ku soo celiso mushaar yar!
Warbixin saxaafadeed ayaa daaha ka qaaday qorshaha Barcelona ay kula soo
saxiixaneyso Lionel Messi, xiddiga Paris Saint-Germain, xagaaga 2023. Wargeyska
"Le Parisien " ayaa
sheegay in Barcelona ay tahay inay marka hore meesha ka saarto farqiga dhaqaale
ee 200...