
Dowladda Norway ayaa Soomaaliya ku taageeraysa lacag dhan $ 30 milyan oo
Dollar sida uu xaqiijiyay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud
Nuur ayaa sheegay in dowladda Norway Soomaaliya ku taageerayso $30...