Wadamada Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa ku baaqay in loo baahan yahay
dadaal wadajir ah iyo is garab istaaga beesha caalamka si meesha looga saaro
dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee Soomaaliya soo food saartay lana yareeyo
saameynta ay ku yeelan karto dadka Soomaaliyeed...
Friday, October 7, 2022
Wednesday, October 5, 2022
Midowga Yurub oo dib u cusbooneysiiyay taageeradii uu siin jiray Soomaaliya ee la dagaalanka argagixisada
Midowga Yurub ayaa dib u soo cusboonaysiiyay taageeradii uu siin jiray dowladda
Federaalka Soomaaliya, wuxuuna si adag u garab taagan yahay dowladda Federaalka
Soomaaliya dadaallada joogtada ah ee lagu xoreynayo bulshooyinka muddada dheer
ku dhibaateysnaa xukunka kooxda “Al-Shabaab”...
Tuesday, October 4, 2022
Ra’iisul Wasaare Xamse oo shir deg deg ah la qaatay dhinacyada amniga kadib Qaraxyadii Baladweyne

shaley oo Isniin ah, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya,
Xamza Cabdi Beerri, ayaa shir guddoomiyey kulan deg deg ah oo looga hadlay
xaaladda ammaan ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, oo ay ka dhaceen
qaraxyo ay Al-Shabaab ka geysatay magaaladaas,...
Monday, October 3, 2022
Dowladda Soomaaliya iyo Hay,adda IMF oo shir uga furmay Magaalada Nairobi
Shir uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay qeyb
ka yihiin Hay'adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa maanta ka
furmay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Shirkaan ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda,
dib...
Sunday, October 2, 2022
Madaxweyne Xasan Sheikh: Farxaan Qoroole wuxuu ahaa geesi ay ka go’anayd in uu Shabaab ka xoreeyo dalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee
madaxtooyada kaga qeyb galay salaadda Janaasada taliyehii qaybta guud ee
boliiska gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku
geeriyooday dagaalkii kadhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha...
Saturday, October 1, 2022
Madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh oo qoraal kasoo saaray dilka Jeneraal Farxaan Qaroole

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay geerida
taliyihii booliska gobolka Banaadir Jeneraal Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan
Qaroole) oo maanta lagu dilay qarax ka dhacay deegaanka Basra ee gobolka
Shabeellaha Dhexe.
Madaxweynaha ayaa ugu horeyntii...