Tuesday, March 26, 2024

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed UK

 Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyey UK Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo howlo shaqo u jooga dalka UK ayaa kulan soo dhaweyn ah ay u sameeyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan...
Share:

Monday, March 25, 2024

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay

 Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Catriona Laing. Kulankaan oo ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid miro-dhal ah oo looga...
Share:

Sunday, March 24, 2024

Guddoomiyaha hey'adda maareynta musiibooyinka SOdMA oo lagu soo dhaweeyay London.

 Kulan ballaaran oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay koofurta magaalada London kaas oo lagu soo dhaweynayay isla markaana uu kula hadlayay. Intii uu socday kulankan ayay warbixin uga dhageysteen jaaliyadda xaaladda dalka uu ku sugan yahay,...
Share:

Saturday, March 23, 2024

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daahfuray afur wadareedka sanadlaha ah

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xmasa Cabdi Barre ayaa ka qeyb galay Afur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan, kaas oo lagu xoojinayo isu soo dhaweynta Xukuumadda iyo Muwaadiniinta....
Share:

Thursday, March 21, 2024

Soomaaliya oo qayb ka ah Shirka Sanadlaha ee Midowga Yurub oo looga hadlayo illaalinta Arrimaha Bulshada

 Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya ayaa si rasmi ah loogu casuumay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Midowga Yurub oo looga hadlo ilaalinta iyo samatabixinta arrimaha Bulshada ee loo yaqaano Social Protection, kaasi oo sanadkaan 2024 ka dhacay magaalada Brussels ee...
Share:

Wednesday, March 20, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay UNHCR

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) Xafiiskeeda Soomaaliya Mr. Charles Mballa. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxa Hey’adda Qaxootiga UNHCR ee...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog