Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mudo
ku dhaw hal bil ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug
oo uu u tagay hoggaaminta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa warar soo
baxaya waxay sheegayaan inuu ku wajahan yahay...
Thursday, August 31, 2023
Wednesday, August 30, 2023
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday ciidamada Xoogga ee ku hawlan ciribtirka Khawaariijta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane
Xamsa Cabdi Barre oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Hay'adaha
Dowladda ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga Dalka ee dagaalka lagu
ciribtirayo Khawaariijta ee degmada Aadan Yabaal,...
Tuesday, August 29, 2023
Ciidamada dawladda oo dib uga gurtay deegaano ay hore uga qabsadeen al-Shabaab
Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib
uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen
toddobaadyadii lasoo dhaafay.
Laba ka mid ah saraakiisha dawladda oo diiday in magacooda la sheego
maadaama aysan oggolaansho u...
Monday, August 28, 2023
War murtiyeed kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaran ee Dhuusomaeeb ka socday
Shirkii todobaad ee golaha wadatashiga qaranka oo uu shir gudoominayey
madaxweynaha jamhuuriyada mudane xasan sheikh maxamuud ayaa lagu qabtay
magaalada dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka galmudug 26-27 August
2023 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...
Sunday, August 27, 2023
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay madax ka socotay madasha mutadawiciinta

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud
Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Madasha
Mutadawiciinta Soomaaliyeed (Somalia volunteering work forum).
Guddoomiyaha ayaa isbarasho kadib ka dhageestay Guddoomoyaha madasha Mudane
Xasan...
Saturday, August 26, 2023
Ra'iisul Wasaaraha JFS xamze cabdi barre oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi
Barre oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa, Saalix Axmed Jaamac, ayaa maanta oo Jimco
ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Gor-Gor”,...