Liverpool ayaa xasuuq kubadeed u geystay United oo ay ku garaaceen 7 gool
oo nadiif ah ka dib ciyaar hal dhinac aheyd, waana xasuuq waligood reer United
iloobi doonin
Biloowgii , Labada koox waxa ay muujiyeen awood inkastoo United nasiinada
loogu diray hal gool uu saxiixay...
Monday, March 6, 2023
Sunday, March 5, 2023
Wasiirka Gaashaandhigga DF Soomaaliya oo la kulmay Safiir ku-xigeenka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane
Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta la kulmay Safiir ku-xigeenka
safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ahna sii hayaha safaarada Ed Barnett.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo...
Saturday, March 4, 2023
Midowga Yurub ayaa ogolaaday 116 milyan oo dollar oo lagu xoojinayo ammaanka Soomaaliya
Midowga Yurub ayaa ansixiyay lacag dhan 110 milyan oo Yuuro oo u dhiganta
116.6 milyan oo doolarka Mareykanka ah, si loogu guuleysto dadaallada lagu
xasilinayo Soomaaliya, ee dagaalka kula jira Al-Shabaab guud ahaan dalka.
Ururku waxa uu tilmaamay in 90 Milyan oo Doollarka...
Friday, March 3, 2023
EL Clasico & Barcelona oo guul ku gaartay guriga Real Madrid
Barcelona ayaa guul qiimo leh oo 1-0 ah kala soo baxday garoonka Santiago
Bernabeu, oo ah guriga ay xafiiltamaan ee Real Madrid, caawa oo Khamiis ah,
lugta hore ee semi-finalka King’s Cup, Clasico.
Goolka qura ee ciyaarta waxaa u dhaliyay Eder Militao, daafaca Real Madrid,
isagoo...
Thursday, March 2, 2023
Madaxda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqay inay ka go’an tahay inay iskaashi la sameeyaan Ruushka

Sida lagu sheegay warbixinta wakaaladda wararka ee Fars News Agency,
Maxamed Axmed Al-Jaber oo ah safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka
Ruushka, ayaa bogaadiyay xidhiidhka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya dalkiisa
iyo Moscow, isagoo sheegay inuu ku kalsoon yahay...
Wednesday, March 1, 2023
Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Toddobaadka
Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la
taageero qorshaha xasilinta goobaha laga saarey Khawaarijta, iyadoo Dowladda
Soomaaliya ay muhiimad siineyso on degaanadaasi degdeg loo gaarsiiyo adeegyada
aasaasiga ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi...