Sunday, December 4, 2022

Falanqaynta AC... Hal-abuurka Messi ayaa qarinaya ceebaha Argentina ee ka dhanka ah Australia

 Argentina ayaa ku biirtay isreeb-reebka siddeed dhammaadka Koobka Adduunka Qatar 2022, ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen Australia, caawa oo Sabti ah, garoonka Ahmed Bin Ali Stadium, oo ay taariikh kulul ku ballansan yihiin Netherlands. Tababaraha Australia Graham Arnold...
Share:

Saturday, December 3, 2022

dharbaaxo xanuun badan oo ku dhacdey Brazil

Xulka qaranka Brazil ayaa waxaa soo gaaray jug xanuun badan, kadib markii uu waayay mid ka mid ah ciyaartoydiisa ugu caansan ilaa dhamaadkii koobka aduunka ee Qatar 2022. Xulka qaranka Brazil ayaa isku diyaarinaya inay wajahaan South Korea wareega 16ka isniinta, waana musharaxa...
Share:

Friday, December 2, 2022

Maxay tahay sababta goolkii Japan uu ka dhaliyay Spain 100% sax?

 Xulka qaranka Spain waxa ay la kulmeen in ka badan hal arrin oo gar-qaadis ah intii ay ka qayb galayeen koobka adduunka, gaar ahaan tan iyo bilowgii qarnigan. Xulka Spain ayaan ilaawin wixii ka dhacay ciyaartii SouthKorea ee wareega 8da ee koobkii aduunka 2002, markaasoo...
Share:

Thursday, December 1, 2022

Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay wararkii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Muqdisho

  Imaaraatka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee lagu qaaday Hotel ku yaalla Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...
Share:

NEWS Shirka Maalgashiga Caalamiga Ah Ee Soomaaliya Oo Lagu Soo Gebagebeeyey Muqdish

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa galabta soo xiray Shirweynaha Maalgashiga Caalamaiga ah ee Soomaaliya oo shalay iyo maanta ka socday Muqdisho, kaas oo lagu soo bandhigay fursadaha maal-gashi ee dalka Soomaaliya uu leeyahay. Ra’iisul...
Share:

Wednesday, November 30, 2022

Md Xasan Sheekh oo amray in baaris deg deg ah lagu sameeyo weerarkii Villa Rose

 Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amray in baaris deg-deg ah lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Hotelka Villa Raysa oo ku dhow xarunta madaxtooyada, kaas oo ay maalin kahor weerareen Al-Shabaab Madaxweynaha ayaa u xil-saaray...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog