Tuesday, October 4, 2022

Ra’iisul Wasaare Xamse oo shir deg deg ah la qaatay dhinacyada amniga kadib Qaraxyadii Baladweyne

  shaley oo Isniin ah, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Beerri, ayaa shir guddoomiyey kulan deg deg ah oo looga hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, oo ay ka dhaceen qaraxyo ay Al-Shabaab ka geysatay magaaladaas,...
Share:

Monday, October 3, 2022

Dowladda Soomaaliya iyo Hay,adda IMF oo shir uga furmay Magaalada Nairobi

 Shir uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay qeyb ka yihiin Hay'adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Shirkaan ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda, dib...
Share:

Sunday, October 2, 2022

Madaxweyne Xasan Sheikh: Farxaan Qoroole wuxuu ahaa geesi ay ka go’anayd in uu Shabaab ka xoreeyo dalkiisa

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee madaxtooyada kaga qeyb galay salaadda Janaasada taliyehii qaybta guud ee boliiska gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku geeriyooday dagaalkii kadhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha...
Share:

Saturday, October 1, 2022

Madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh oo qoraal kasoo saaray dilka Jeneraal Farxaan Qaroole

 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay geerida taliyihii booliska gobolka Banaadir Jeneraal Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan Qaroole) oo maanta lagu dilay qarax ka dhacay deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa ugu horeyntii...
Share:

Friday, September 30, 2022

Messi wuxuu jebiyaa inkaarta sannadihiisa caatada ah

  Laacibka reer Argentina ee Lionel Messi ayaa labadii sano ee la soo dhaafay ku jiray xaalad qurux badan iyo dhalaal. Messi ayaa xariga ka jaray, wuxuuna koobkiisii ​​ugu horeeyay u qaaday dalkiisa xagaagii sanadkii hore ee 2021, isagoo la wareegay Copa America markaasoo ciyaartoyda...
Share:

Thursday, September 29, 2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shee Maxamuud

 Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay madaxda ugu sareysa WFP Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shee Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP Mudane David Beasley. Madaxweynaha ayaa...
Share:

Nagala soco RSS

Keydka Blog