Xukunno dil ah oo lagu riday dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta oo
dilal ka fulisay magaalada Gaalkacyo.
Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Macalin
(iidoow) waxa ay ka mid ahaayeen Shabakad ka kooban Lix ruux oo dilalka
gaadmada ah...
Saturday, September 30, 2023
Thursday, September 28, 2023
Imaaraadku waxa uu dib u cusboonaysiiyay taageeradii uu ku bixin jiray dadaallada lagula dagaalamayo argagixisada iyo sidii nabad looga dhalin lahaa Soomaaliya

Xiriirka Imaaraatka iyo Soomaaliya waa mid ku qotoma taariikhda
aadanaha. Aragtida bini’aadantinimo ee Imaaraatka Carabta ayaa mar walba
ka horraysa xeer kasta oo diblumaasiyadeed marka uu xiriir la leeyahay
Soomaaliya, inkastoo ay ku xad-gudbeen hab-dhaqanka diblomaasiyadeed...
Wednesday, September 27, 2023
273 arday oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa deeq waxbarasho ka helay dalka Isu-tagga Imaaraadka
Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa soo qaban qaabisay xaflad lagu maamuusayay
273 arday oo ka socday dalka Itoobiya, kuwaas oo deeq waxbarasho ka helay
Jaamacadda Abu Dhabi iyo jaamacado kale.
273 arday oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa deeq waxbarasho ka helay
dalka Isu-tagga...
Tuesday, September 26, 2023
Mareykanka oo taageeray codsiga dib u dhigista ATMIS ee Soomaaliya – Sii hayaha Xilka
Dowladda Mareykanka ayaa ka dhawaajisay inay taageereyso codsigii ay
Soomaaliya u gudbisay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ahaa in dib loo
dhigo ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM muddo saddex bilood ah.
Sii hayaha safaaradda Mareykanka Shane Dixon...
Monday, September 25, 2023
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si diirran loogu soo dhaweeyay Minneapolis

Ra’iisul Wasaara Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane
Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu dhaweeyay magaalada Minneapolis ee
gobolka Minnesota, kumaankun oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa munaasabad ballaaran oo ay qabteen...
Sunday, September 24, 2023
RW Xamse oo shaaca ka qaaday sababta Al-shabaab mar walba qaraxyada ugu beegsato Baledweyne
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka
hadlay qarax Ismiidaamin ahaa oo khasaare badan geystay oo Shalay ka dhacay
gudaha magaalada Baledweyne.
Raysal wasaare Xamse ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay dadka Soomaaliyeed ee
ku dhintay qaraxa,...