Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa maqribkii isbitaalka ku
booqday Hooyo Maryan Maxamed Xasan oo afar gabdhood oo mataano ah oo caafimaad
qaba ay ku dhashay isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Wasiir Cali ayaa lacag uusan tiradeeda sheegin u geeyey...
Friday, March 31, 2023
Thursday, March 30, 2023
Imaaraadku wuxuu ku baaqayaa wada-hadal goboleed ka soo baxa rabitaanka dadka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo

Imaaraadku wuxuu carabka ku adkeeyay baahida loo qabo wada-hadallo heer
gobol ah si loo daboolo rabitaanka dadka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo
ee nabadda iyo barwaaqada. War murtiyeed ka soo baxay Golaha Ammaanka ee
Qaramada Midoobay oo uu jeediyay Mudane...
Wednesday, March 29, 2023
Soomaaliya ayaa saxiixday sharciga ka hortagga ugaarsiga Kalluumeysiga
Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Mudane Ahmed
Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 bishan Xarunta Qaramada Midoobay
ee magaalada Copenhagen Dalka Denmark uga qeybgalaya shirka Blue Justice
Conference 2023 ayaa saxiixay baaqa caalamiga...
Tuesday, March 28, 2023
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Fedaraalka
Soomaaliya Mudane Abshir Jaamac Huruuse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha
China ee Soomaaliya Mr. Fei Shengchao.
Wasiir Huruuse ayaa Safiirka kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah
ee...
Monday, March 27, 2023
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ammaantay dib u habeynta Soomaaliya kaddib marka ay heshiis gaaraan

Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa heshiis heer-shaqaale
ah ku gaaray dib-u-eegista shanaad ee Hay’adda deymaha ee la dheereeyay,
inkastoo dalka ay ka jiraan abaaro iyo xaalad adag oo dhanka ammaanka ah.
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa bogaadisay...
Sunday, March 26, 2023
RW Xamse Barre oo Daahfuray Adeegga Isku Xirka Shirkadaha Isgaarsiinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi
Barre, ayaa Daah-furay hirgelinta Adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta
Dalka oo suurtagelinaysa in ay is wici karaan shabakadaha teleefannada kala
duwan ee ka jira gudaha dalka.
Ra’iisul Wasaaraha,...