
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn ugu mahadceliyey dalalkii
taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu
kaga qaaday Soomaaliya cunaqabateynta hubka ee saarneyd muddo ka badan 32 sano.
Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeediyay...